Posts

Hotel international Village ee Boosaso oo weerar lagu qaaday iyo dhimasho......


Hotelka international Village ee Magaalada Boosaso ayaa waxa saaka subaxanimadii hore weeraray qorshaysan ku qaaday dabalaya hubaysan.

Wararka ayaa sheegaya inla dilay labo kamid ah dabalaydii weerarka soo qaday waxana sida oo kale halkaasi lagu dilay labo kamid ah ilalada Hotelka iyo labo kamid ahilaalada Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Bari, Cabdisamaad Maxamed Galan oo xalay Hoteelkasiu hoyday.

Hotelka ayaa sida la sheegay waxa xalay dagay saraakiil ka tirasan Ciidamada Puntland Gaar ahan kuwii hogaaminayeywerarkii lagula wareegay Degmada Qanadal oo ka tirasan Gobalka Bari

BAARGAAL.NET

Developed by Jago Desain