Posts

Ma ogtahay in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Max’ud uu yahay xildhibaan abadiya

Ma ogtahay in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Max’ud uu yahay xildhibaan abadiya

Ma ogtahay in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Max’ud uu noqonaayo Xildhibaan Abadiyo ah inta uu noolyahay Sida kucad tastuurka Jamhuuriyadda Federal ka ah ee Soomaaliya qodobkiisa 64aad farqadiisa 4aad (page 19) oo ogolaanaya in “qof kasta oo noqda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.

Marka uu xilka banneeyo, wuxuu noqonayaa xildhibaan Golaha Shacaba inta uu nool yahay haddii aan xil-ka- qaadis lagu samayn iyadoo aanay muddadii xil-hayntiisu dhammaan si waafaqsan qodobka 92aad ee Dastuurkan, tirada xildhibaanadana dheeraad ayuu ka yahay”.

Halka Madaxweynayaashi isaga ka horeeyay lagu soo doortay Charter ama erayga kumeel gaar uu dabajooga

Shabakada Baargaal.net
ISha wararka Horumarka Deegaanada calbari
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain