Posts

TOOS U DAAWO DOORASHADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA LIVE

Xildhibaanada labada Aqal ee dawladda Faderaalka ayaa hadda kuqulqulaya Hoolka Doorashada Madaxweyne-nimada ay hadda ka dhacayso, waxaana gudaha kusuugan laamaha Amniga oo si feejigan ula socdo qorshaha Doorashada iyo sugida Amnigeeda.

Musharaxiinta iyo Wakiiladooda ayaa gudaha ku sugan oo hadda qaarkood soo galay, loolankii ugu adkaa ayaa ku sugan gudaha Xarunta Doorashada, waxaana mel xasaasi ah maraya arrimaha Doorashooyinka.

ILaalo adag ayaa saaran goobta ay Xildhibaanadu ku codeyn doonaan, waxaana muuqanaya Ilaalada oo gaaf-wareegaya.

TOOS HALKAN HOOSE UGA DAAWO


Developed by Jago Desain