Posts

akhriso Liiska 41 Xildhibaan Ee Ka Mid Noqday Golaha Wasiirada

https://2.bp.blogspot.com/-LKbQEiMtOxs/WNA8H24Fk_I/AAAAAAAAQGc/Ptrjp5wewV0y4ygR42FL0BnX7XOOwVYagCLcB/s640/PhotoMontager_170320232420-picsay.jpg

Liiska cusub ee golaha wasiirada saakay uu ku dhawaaqay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa intooda badan ay yihiin xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Somalia, kuwaasi oo iskugu jira wasiiro, kuxigeeno iyo wasiiru dowlayaal.

Arintaan ayaa ah mid ku cusub xukuumadda dow horay loo soo arkay in 41 xildhibaan

Xildhibaanada Wasiirada Noqday

1- Xildhibaan Dr Iimaan Cabdulaahi Cali
2-Xildhibaan Dr Cabdirxamaan Ducaale Bayle
3-Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac
4-Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xasan
5-Xildhibaan Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji
6-Xildhibaan Eng, C/Rashiid Maxamed Axmed
7-Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow
8-Xildhibaan Siciid Xuseen Ciid
9- Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye
10-Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac
11-Xildhibaan Prof Saalim Caliyoow Ibrow

Xildhibaanada noqday Wasiiru-Dowlayaa

1-Xildhibaan Cabdicasii Xasan Laftagareen
2-Xildhibaan C/Qaadir Cali Bagdaadi
3-Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa
4-Xildhibaan Maxamuud Xayir Ibraahim
5-Xildhibaan Xasan Macalin Xuseen
6-Xildhibaan C/Raxmaan Kulmiye Xirsi
7-Xildhibaan C/Raxmaan Maxamuud Jaabiri
8-Xildhibaan C/Laahi Bille Nuur


Xildhibaanada noqday Wasiir kuxigeeno
1- Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow
2-Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Maxamed
3-Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble
4-Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed
5-Xildhibaan Dr Xuseen Cabdi Cilmi
6-Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur
7-Xildhibaan Cismaan Maxamed Daallo
8-Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble
9-Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow
10-Xildhibaan Xaamud Cali Xasan
11-Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye
12-Xildhibaan Jamaal Xasan Ismaaciil
13-Xildhibaan Samra Ibraahim Cumar
14-Xildhibaan C/Naasir Siciid Muuse
15-Xildhibaan C/Kariin Khaliif Dhalac
16-Xuseen Cismaan Xuseen
17-Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Abshiroow
18-Xildhibaan Axmed Cumar Isloow
19-Xildhibaan C/Raxmaan Iidaan Yoonis
20-Xildhibaan Cabdi Casiiz Armaan
21-Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim
22-Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane
Developed by Jago Desain