Dhagayso : Guddoomiyaha Caluula oo ka Hadlay Markabkii Lasii Daayey

Dhagayso : Guddoomiyaha Caluula oo ka Hadlay Markabkii Lasii Daayey

Guddoomiyaha degmada Caluula ee maamulka Puntlnad Calishire Maxamuud Cismaan, ayaa ka hadlay Markab lagu afduubtay xeebta degmadaas oo xalay lasii daayey.
Guddoomiyaha ayaa VOA u sheegey in dhalinyaradii heysatay markabkii ay ku qanciyeen sii deyntiisa, iyaguna ay u ballan qaadeen inaan waxba loo soo raacan doonin.
Waxa uu sheegey in ay dhalinyaradaasi ka cabanayeen dhibaatooyin loo geysto kalluumeysigooda.
Jamaal Axmed Cismaan, ayuu khadka talefoonka ugu warramey Calishire.



Developed by Jago Desain