Posts

Lama Arag Ka Dhacay Shirkii Golaha wasiirada Ee maanta Muqdisho Wasiiro Albaabka Laga Xirtay iyo ...

waxaa maant yeeshay kulan looga hadlaayay xaalada waddanka wada shaqaynta wasiirada iyo xukumada iyo arrimo badan oo dalka ah golaha wasiirada soomaaliya ee dhawaan ra iisl wasaare khayre soo dhisay.

Golahan wasiirada oo yeeshay kulan koodiiugu horeeyay ayaa waxaa loo cayimay wakhti uu kulanku ku bilaaban doono iyo wakhti oo ku dhamaan doono.

Wasiirada waxaa lagu amray in aanu qofna kadib dhicin waxkhtiga shaqada ee la balan san yahay.Shirka saaka waxa ka dhacay mid aan horay u dihcin taaso ah in albaabka laga xirtay wasiirdii ka soo daaha wakhtiga loo cayimay in ay ku yimaadaan.

Waxaana dhawr wasiir oo ka soo daahay wakhtigii loo cayimay ay dhoobnaayeen dibada hore goobta kulanku ka soconaayay iyadoona laga xirtay albaabka markii ay soo daahen.

Talaabadan ayaa ah mid ku dayasho mudan islamarkaana dhiiri galinasa shaqaalaha dawlada.



Developed by Jago Desain