Akhriso Dhammaan Magacyada iyo beelaha Gudoomiyeyaasha Cusub ee Degmooyinka Gobolka Banaadir

Akhriso Dhammaan Magacyada iyo beelaha Gudoomiyeyaasha Cusub ee Degmooyinka Gobolka Banaadir

Waxaa Caawa Xilka laga Qaaday 15-kii guddoomiye ee 15 degmo oo ka mid ah kuwa gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 Guddoomiye oo cusub ah kuwaasoo lagu bedelay kuwii hore.

halkan ka akhriso  magacyada iyo beelaha ama qabiilada ay ka soo jeedaan  Gudoomiyayaasha Cusub ee la Magacaabay

1- Degmada Cabdicasiis: Sharmaarke Maxamed Ladane,Majeerteen Daarood

2- Degmada Kaaraan: Cabdifataax Nuur cali Yaanyo Abgaal Reer Mantaan ah.

3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale , Xawaadle Hawiye.

4- Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud, Harti Abgaal.

5- Degmada Howlwadaag: Cabdikariin Cali Kaar Murusade Karinle Hawiye , Wariyahii Somali Channell.

6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo Ceyr Habargidir, Ayaanle

7- Degmada Dayniile: Cabdiwali Nuur Faarax Murusade, Karinle Hawiye

8- Degmada Wadajir: Cumar Cabdullahi Xasan , Daud Abgaal,Waa Cumar Cabdulle Qaanso oo Holland ka tegay lana baxsaday Lacago Canshuur iyo lacag Somali leedahay.

9- Degmada Dharkeenley: Cabdiraxmaan Siid Cali Biyomaal Dir.

10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed , Banaadiri, Camuudi

11- Degmada Xamarweyne: Cumar Shariif Maye , Reer Banaadiri Bandhaboow.

12- Degmadda Xamar Jajab: Cabdiwali Cabdillahi Maxamed , Warsengeli Abgaal .

13- Degmada Waabari Rowdo Cabdillahi , Saleebaan Habargidir.

14- Degmada Boondheere: Zeinab Yuusuf Wehliye ,Waceeysle Abgaal Hawiye

15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warsame , Seynab Xaabse, Sacad Habargidir


Gudoomiyayaasha cusub ee xilalka looga magacaabay oo maalmaha soo socda la wareegi doona xilalka, ayaa waxaa ku jira shan gabdhood oo aan horay loogu arag saaxada siyaasada maamulka gobolka Banaadir.
Developed by Jago Desain