Deg Deg Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Boosaso

Deg Deg Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Boosaso

Qarax Ismiidaamin ah ayaa ka dhacay Isgoys Ku Yaala Bartamaha Magaaladda Waxaana la sheegay in La beegsaday Ciidamo Goobta Fadhiyay.

Jugta Qarax iyo Rasas ay Rideen Ciidamada Amanka Ee Boosaso ayaa laga maqlayey inta Badan Xaafadaha Boosaso.

Dhimasho ilaa 5 qof lagu sheegay  iyo dhaawac ayaa la sheegay in uu Qarxu ka dhashay waxana la sheegay in uu shacab ka ag dhawaa goobta uu u badan yahay Dadka dhibta ay ka soo gadhay .

Dadka ku dhaawacmay Qarax ayaa loo qooday isbitalka wen Ee Magaalada Boosaso si loola tacaalo Xaladood Caafimad.

BAARGAAL.NET 
isha wararka horumarka calbari 


Developed by Jago Desain