GANACSADE LAGU DILAY MAGAALADA BOSASO

Wararka ka imaanya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa ku waramaya in Kooxo Hubeysan oo watay Bastoolado in ay Magaaladaas y ku dileen mid kamid ahaa Ganacsatada Yar yar. Ganacsatadaha la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Faarax waxaa dilkiisa ka dambeeyay raga Hubeysan oo la sheegay in wajiyadda ay soo Duubteen, islamarkaana ay rasaas kala dhaceen qeybaha sare ee jirkiisa taasi oo keentay in uu goobta ku geeriyoodo. Dilka kadib waxaa goobta gaaray Ciidamada amaanka Puntland, ilaa haatan ma jirto shaqsiyaad loosoo qabtay dilka Alaha u naxariistee cabdi Faarax oo kamid ahaa Ganacsatada Yar yar ee Magaaladaas Boosaaso ee Gobolka bari.
Wararka ka imaanya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa ku waramaya in Kooxo Hubeysan oo watay Bastoolado in ay Magaaladaas y ku dileen mid kamid ahaa Ganacsatada Yar yar.

Ganacsatadaha la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Faarax waxaa dilkiisa ka dambeeyay raga Hubeysan oo la sheegay in wajiyadda ay soo Duubteen, islamarkaana ay rasaas kala dhaceen qeybaha sare ee jirkiisa taasi oo keentay in uu goobta ku geeriyoodo.

Dilka kadib waxaa goobta gaaray Ciidamada amaanka Puntland, ilaa haatan ma jirto shaqsiyaad loosoo qabtay dilka Alaha u naxariistee cabdi Faarax oo kamid ahaa Ganacsatada Yar yar ee Magaaladaas Boosaaso ee Gobolka bari.
Developed by Jago Desain