SAWIR : pogbaoo Cumraysanaaya


Xidiga kooxda manchester united iyo xulka France Paul Pogba ayay qabteen kaamirooyinku isaga oo ku gudanaaya waajibaadka Cumrada, asagoo ku sugan xaramaynka kadib markii uu ku  guuleystay horyaalka Europa league 

Xiddiga Faransiiska ah ayaa  ku haminaaya  in uu la qaado horyaalo dheeraad ah kooxda manchester united  xilliyada soo socda tartamada kala duwan ee ingiriiska iyo Europe   .

BAARGAAL.NET
ciyaaraha
Developed by Jago Desain