Burcad badeed looga shakisanyahay inay weerar ku qaadeen markab nooca shidaalka ah Gacanka Cumaan

Burcad badeed looga shakisanyahay inay weerar ku qaadeen markab nooca shidaalka ah Gacanka Cumaan
MT NAVIG8 Providence oil tanker

Burcad badeed ayaa looga shakisanyay in ay doon ku weerareen markab kuwa saliidda qaada ah oo watay calanka Jasiiradaha Marshall, marksbkaas oo lagu magacaabo MT NAVIG8 Providence, Gacanka cuman maanta oo khamiis ah, markabkaas oo ay markii danbe kaxeeyeen ciidamadii ilaada ka ahaa , warkaas ayaa laga soo xigtay Ciidamada Bada ee Midawga Yurub. 

"Waxaa jiray is waydaarsi hubka yar yar ah ooodhexmaray burcad badeeda iyo kooxda iilaaladamarkabka 

 ciidanka badda, ee loo yaqaan EU NAVFOR, ayaa sheegay in ilaaladii saarnaa markabka ay arkeen oo wargaliyeen in doon ay ku soo shawaanayso.

 ciidamada EU NAVFOR ayaa sheegay in ciidamada la dagaallanka burcad-badeeda ee degaanka ku sugnaa ay si wadajir ah uga jawaabeen weerarkaas ayagoo raadinayay doonta weerarka qaadaysay 

 burcad badeeda Soomaalida ah ayaa bilaabay sanadkii 2011 inay weerar ka baxsan xeebta Soomaaliya ku soo afduubtaan doonyo iyo maraakiib ayagoo sanadkaas soo afduubtay 237 oo isugu jira doonyo iyo maraakiib iyo boqolaal la haystayaal ahaa.  

BAARGAAL.NET
Ishaawararkaahorumarkaacalbarii
Developed by Jago Desain