Posts

DAAWO:-Islaan Ciise Islaan Maxamed Oo Runta u sheegay Madaxweyne Gaas, Xukuumadiisa iyo Baarlamaanka Puntland


Islaan Ciise Islaan Maxamed oo maanta ka qaybgalay munaasibadii Furitaanka Baarlamaanka Puntland ayaa madasha ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneyso oo uu kaga hadlay xaalada ay haatan Puntland mareyso. 

 islaanka ayaa runta u sheegay Madaxweyne Gaas, Xukuumadiisa iyo Baarlamaanka Puntland halkan ka Daawo

 
Developed by Jago Desain