Dhagayso Qiimaha xoolaha seyladaha magaalooyinka Baargaal iyo Garowe

Dhagayso Qiimaha xoolaha seyladaha magaalooyinka Baargaal iyo Garowe

Halkan ka dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha maanta oo ay taariikhdu tahay 29/06/2017 oo lagu eegay sayladaha Degmada Baargaal oo gobolka Gardafuu ka tirsan iyo Garoowe oo gobolka Nugaal ah . 


  waxaa soo diray Cabdiraxmaan Maxamed xaaji.

Waxaa soo jeedinaysa warbixinta Waris Maxamed

Xigasho : Radio Ergo



Developed by Jago Desain