Posts

Muuqaal Naxdin Badan: Magafe Garaacaya Tahriibayaal Soomaali Ah

Tahriibku waa aafo, waxaana loo baahan yahay in shacab iyo dawladba meel looga soo wada jeesto, oo fadhiga laga kaco, runtii arinkan tahriibku wuxuu keenay in dhamaanba dhalinyartu ku wada hamido sidii mid waliba uga tagi lahaa dalka mar uun siduu doono haw tago e.



Dhibaatadaa oo dhan waxaa u sii daran burcad loogu magacdaray MAGAFE oo qofkii gacanta u gala aanu ka fursan inta uu ka bixinayo lacag madax furasho ah, Taasi oo ayu dheertahay jirdil .



Hadaba waxa ay Magafe-yaasha maalmahan lasoo bexeen qorshe-cusub oo ay ku doonayaan inay lacagta madax-furashada degdeg u helaan iyagoo muuqaal naxdin badan kasoo duubaaya tahriibayaasl ay garaacayaan.



Hoosta ka daawo muuqaalo ka mid ah tahriibayaasha la garaacayo.



Developed by Jago Desain