Taariikhyahan Barkhad Cali Saalax oo Boosaaso Ku Geeriyoodey



Waxaa saaka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ku geeriyoodey Allaha U Naxariistee (AUN) qoraa, Siyaasi taariikhyahan Barkhad Cali Saalax. 

 AUN Taariikhyahan Siyaasi Barkhad Cali Saalax ayaa lasheegay inuu saaka u geeriyoodey xanuun hayey mudooyinkii ugu dambeeyey, waxaana lagu wadaa in isla maanta lagu aaso magaalada Boosaaso. 


 INAA LILAAHI WA INAA LILAALHI RAAJUCUUN
Developed by Jago Desain