DHAGAYSO : Halista Wadada Lafa Goray iyo Cabshada Bulshada Gobolka Gardafuu

DHAGAYSO : Halista Wadada Lafa Goray iyo Cabshada Bulshada Gobolka Gardafuu
Waddo xummo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto wadada isku xirta Caluula iyo Baargaal , 

wadadan  oo la yiraahdo Lafagoray ayaa horay loogu dhisay iskaa wax u qabso , balse wadadan ayaan lahayn balac ama aan ahayn mid ay gaadiidka isaga kala gudbi karaan, sidoo kalena gaadiidka ayaan badankood isticmaali karin marka laga reebo noocyo gaar ah.

Wadada Lafagoray ayaa horay u ahayd buur ay jeexeen dadka deegaankaasi oo adeegsanaya aaladaha qarxa , gacana ka helayay maamuladii Puntland horay usoo maray, waana qar ay hoos ka xigto badda Hindiya

halkan ka dhagayso Waraysi ku saabsan Halista  Wadada Lafa Goray iyo Cabshada Bulshada Gardafuu ay ka cabanaayaan 

waraysiga waxaa qaday Cumar Axmed Saalax - Radio Daljir







Developed by Jago Desain