Cristiano Ronaldo Oo Dheegtay Dabaal-Deggii Messi Ee Muujinta Funaanada

Cristiano Ronaldo Oo Dheegtay Dabaal-Deggii Messi Ee Muujinta Funaanada

Dabaal deggii caanka noqday ee Lionel Messi uu ku damaashaaday markii uu dhaliyey goolkii guusha ciyaartii El Clasico ee bishii April, Funaanadiisa intuu la baxay uu tarabuunka tusay garoonka Santiago Bernabeu, mid lamid ah ayuu Cristiano Ronaldo ku dhaqaaqay kulankii is araga koobaad ee Koobka Spanish Super Cup, markii uu dhaliyey goolka ciyaarta Camp Nou Axadii. 
Xiddiga afka hore uga ciyaara naadiga Real Madrid, ayaa waxaa kaadhka digniinta ah lagu siiyey talaabadaas uu garanka kula baxay, waxaanu wax yar kadib qaatay kaadh labaad o huruud ah, kaas oo noqday casaan uu ciyaarta kaga baxay. 
Intii aanu garoonka bixin, Ronaldo wuxuu sidoo kale sii kala tuuray garsoorihii ciyaarta dhex-dhexaadinayay ee Ricardo de Burgos Bengoetxea,

Xigasho: cadalool
Developed by Jago Desain