Deg deg : Manchester City oo la soo wareegaysa Messi aydoo sidii Neymar heshiiskiisa ku jabinaysa 300 million

Deg deg : Manchester City oo la soo wareegaysa Messi aydoo sidii Neymar heshiiskiisa ku jabinaysa 300 million

kooxda Manchester City, ayaa doonaysa inta suuqa ka hartay in ay la soo wareegto xidiga xulka Argentina, iyo gool dhaliyaha taariikhiga ah ee kooxda reer Spain ee Barcelona, iyagoo maraaya ​​jidka uu maray xidiga reer Brazil ee Neymar, kaas oo u dhaqaaqay Paris Saint-Germain

wargayska "Canal Plus" ayaa sheegay goor dhow in madaxa kooxda Manchester City, Khaldoun Al Mubarak, uu ku dhawaaqay inay wadaan saxiixa heshiiska ugu qaalisan taariikhda, ka hor xiritaanka suuqa kala iibsiga xagaagan

Manchester City, ayaa diyaar u ah inay bixiso 300 milyan oo euros, qiimaha lagu burburin karo heshiiska Messi,

wargayska ayaa sheegay in xiddiga Messi aan weli heshiis cusub, saxiixin , in kasta oo kooxda ku dhawaaqday in heshiis rasmi ah la gaartay laacibka markii ay taariikhdy ahayd July 5

wararka saxaafadda ayaa horay u tilmaamay in Messi uu ku dhowaa inuu ku biiro kooxda Manchester city xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay, oo uu la fariistay tababaraha reer Spain Pep Guardiola, laakiin uu isbedelay oo uu go'aansaday in uu sii joogo kooxda reer Catalone ee Barcelona.

Baargaal Sports
xulka ciyaaraha 
Developed by Jago Desain