Shirar wadatashi iyo turxaanbixin ah oo ay yeesheen Beesha yoonis Cabdisamad oo lagu soo gabagabeeyay Degmada Baargaal (Sawirro)

Shirar wadatashi iyo turxaanbixin ah oo ay yeesheen Beesha yoonis Cabdisamad oo lagu soo gabagabeeyay Degmada Baargaal (Sawirro)

Shirar wadatashi iyo turxaan bixin ah oo soconayey muddo dhan bil iyo labaatan cisho laga soo bilaabo 01/08/2017, laguna qabtey degmada Baargaal ee Gobolka gardafuu, ayna yeesheen beesha yoonis cabdisamad oo ay ka soo qayb galeen waxgarad ka kooban nabadoono, culimaa udiin, samadoono, aqoonyahano, Indheergad,cuqaal iyo dhalinyaro oo si qoto dheer loogu lafagurey arimo badan ayaa lagu soo gabagabeeyay degmada baargaal

Shirarkaas oo la soo gunaanaday 20/09/2017 ayaa waxaa laysku raacay in Dr. axmed cabdalle maxamed axmed lagu suggo nabadoonka beesha yoonis cabdisamad oo 4 sano ka hor loo doortay.

Gunaanadkii shirarkaas waxaa ka soo qaybgalay gudoomiyaha gobolka Gardafuu mudane Maxamuud axmed caynab gubsul iyo kan degmada Baargaal Abuukar axmed yuusuf waxay si ballaaran masuuliyiintaasu u bogaadiyeen siday arintaasu u dhacday

Waxaa kaloo la ogaysiiyay beelaha deegaanka Baargaal dhamaantoodna way bogaadiyeen waxayna sheegeen inay soo dhawaynaayaan

shirarkaas waxaa si wada jir ah uga soo qaybgalay waxgardka beesha yoonis cabdisamad ee magacyadoodu hoos ku xusan yihiin


1. Nabadoon Axmed Cabdalle maxamed axmed 
2. Shiikhu mashaayikh soomaalu yaman jaamac caynab siciid
3. Caaqil faatax cali c/raxmaan
4. Samadoon Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa)
5. Samadoomn C/laahi siciid aw maxamed 
6. Samadoon c/laahi faatax maxamuud
7. Samadoon Cali siciid cali 
8. Samadoon cumar axmed c/raxmaan 
9. Samadoon Dacar maxamuud ciise 
10. Samadoon ismaaciil muuse qabiile
11. Samadoon maxamed siciid ciryar 
12. Samadoon Maxamuud C/raxmaan Buux 
13. Samadoon Saalax Yuusuf Muuse 
14. Samadoon shire cali yuusuf gaban 
15. Kornayl saalax faatax maxamuud 
16. Kornayl c/laahi yuusuf cadde 
17. Dr Maxamed muumin eebiyaale 
18. Dr c/raxmaan yuusuf muuse
19. Dr cabcasiis sheekh muuse
20. Eng seed shire maxamed 
21. Aqoonyahan Salad aw cumar 
22. Aqoonyahan cismaan cali c/raxmaan 
23. Aqoonyahan cismaan xaaji yuuusuf 
24. Aqoonyahan C/wahaab maxamuud siciid 
25. Aqoonyahan maxamuud cali siciid 
26. Aqoonyahan siciid maxamed siciid ciryar 
27. Sheekh cabdiraxmaan janagale
28. Sheikh Burhaan karuur 
29. Sheikh Siciid barre xaaji yuusuf 
30. Siyaasi siciid cawil dhuxul 
31. Ganacsade buruuj maxamuud saalax
32. Ganacsade mire siciid caynab 
33. Ganacsade axmed maxamed ciise 
34. Ganacsade c/risaaq siciid maxamuud 
35. ganacsade maxamed maxamuud maxamed 
36. Ganacsade warsame shire cismaan 
37. Xildhibaan g/d c/xakiin abshir muumin 
38. Abwaan siciid muumin cismaan 
39. aadan sayid 
40. Abshir C/laahi axmed 
41. abshir yuusuf axmed 
42. Abuukar xareed yuusuf 
43. Axmed shaanle
44. axmed waabari
45. ayaanle abshir 
46. Baxwal c/ramaan 
47. Burjig
48. Buruuj buux 
49. Buruuj Diiriye 
50. Buruuj kiciye 
51. c/ shire cismaan 
52. C/ xaaji yuusuf 
53. c/fataax maxamed muuse
54. c/laahi c/raxmaan 
55. c/laahi cawil maxamed 
56. C/laahi maxamuud Saalax 
57. c/laahi muuse yuuusf gaban 
58. c/naasir abshir axmed 
59. C/qani maxamuud siciid 
60. c/raxmaan sayid 
61. C/raxmaan xaaji siciid cismaan 
62. c/salaam maxamed xaaji yuusuf 
63. c/shakuur cismaan cali 
64. Cabdi maxamed maxamuud 
65. cali yuusuf c/raxmaan 
66. Cawil yuuusuf c/raxmaan 
67. Cilmi Nuur kaabul
68. Cismaan axmed cismaan 
69. cismaan bangax
70. Cnaasir muuse afduub 
71. Craxmaan maxamed ciise kiciye 
72. Cumar saalax bangax 
73. Daadshe C/laahi 
74. Daahir faatax 
75. Dhagiig 
76. guure jaamac yuusuf 
77. Jaamac yuusuf 
78. maxamed maxamuud jamali 
79. Maxamed saalax guuleed 
80. Maxamed sayid 
81. Maxamed xareed yuusuf c/raxmaan 
82. Maxamuud axmed dhagadub 
83. mire kiciye 
84. Mukhtaar caato 
85. Mukhtaar dhagiig 
86. maxamed jaamac jawaanle
87. mustafe warsame maxamed 
88. Muuse shaanle madaxay 
89. raage shire maxamed 
90. Saalax maxamed ciise
91. Sardheeye Axmed C/raxmaan 
92. Sharlaawe faqale 
93. siciid aware 
94. siciid c/laahi c/raxmaan 
95. Siciid dhagiig 
96. Siciid khaliif finiin 
97. warsame khaliif finiin 
98. Warsame kiciye 
99. Warsame maxamud cabdalle
100. Warsame qabiile 
101. Xareed yuusuf c/raxmaan 
102. yuusuf jaamac xaaji yuusuf 
103. Yuusuf siciid aw maxamed 
104. yuusuf waabari 
105. Yuuusuf axmed siciid 














Developed by Jago Desain