September 24, 2017

Ujeedo : Raaligalin Samadoon siciid Awaare saalax oo magaciisa lagu been abuurtay

SHARE

waxaan halkaan raali galin ugu gudbinaynaa samadoon siciid awaare saalax oo si khaldan magaciisa loo adeegsaday asagoo cadeeyay inuu ku jiray oo ka qaybgalay shirkii turxaan bixinta iyo wadatashiga beesha yoonis cabdisamad ee lagu sugay nabadoonka beesha yoonis cabdisamada Nabadoon Axmed Cabdalle maxamed axmed 

waxaan mar labaad ka raali galinaynaa samadoon siciid awaare saalax khaladkaasi dhacay

waxaa sidoo kale  na soo gaarsiiyay in magacyadooda laga been sheegtay oo codsaday in magacooda laga saaro ayagna raligalin la siinaayaa

caaqil ayaanle abshir
samadoon rooble cismaan dhuxul
samadoon ibrahim maxamed ciise
samadoon muumin cali  siciid 
samadoon yaasiin siciid maxamuud
samadoon axmed siciid maxaned Geedi

SHARE

Author: verified_user

Featured Post

The @GaroweBookFair is an opportunity to revive the culture of book Reading in #Somalia #GIBF2018

Under the theme “ Raandhiis Qoraal iyo Raasumaal Dhaqan ”which is the culture  that is deeply rooted in traditions, poetry, food and clot...