Sawiro: olole derdergalin cashuuraha berriga iyo gaadiidka oo ka socda degmada Caluula

Sawiro: olole derdergalin cashuuraha berriga iyo gaadiidka oo ka socda degmada Caluula

waxaa gaaray shalay magaalada xaabo oo ka tirsan degmada calula ee gobolka gardafuu wafdi uu hogaaminaayo isuduwaha wasaarada arimaha gudaha ito dawladaha hoose ee gobolka gardafuu Mudane C/qaadir caato waxaana kamid ahaa wafdiga maamulha cashuuraha berriga Cumar jaamac yuusuf iyo isuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka mudane Maxamed Siciid mire iyo gudoomiye ku xigeenka degmada caluula C/risaaq siciid cali oo ay magaalada ugu yimaadeen.

wafdiga ayaa intay joogaan magaalada xaabo waxay dhagax dhigeen bar kantrool ah oo cashuuraha berriga iyo gaadiidka ah oo baahi wayn loo qabay s loo derdergaliyo cashuuraha berriga iyo gaadiidka.

Wafdigan ayaa intii ay halkaasi ku sugnaayeen waxay kormeer ku sameeyeen xarumo badan oo magaalada ka mid ah iyagoo wacyigalin ballaran u sameeyay bulshada sidii loo derder galin lahaa cashuuraha berriga iyo gaadiidka iyo sidii loo nidaamin lahaa

SHABAKADA BAARGAAL.NET

 Isha wararka horumarka deegaanada Calbari




Developed by Jago Desain