October 03, 2017

War deg deg ah Dil ka dhacay Magaalada bosaaso ee xarunta gobolka bari


Goor dhawayd oo caawa ah ayaa kooxo kuhubaysan waxa ay magaalada Bosaaso ku toogteen taliye kuxigeenkii saldhiga baalade ee magaalada Bosaaso iyo asarkiri kale oo taliye kuxigeenka lasocday xili uu kusugaan isgoyska afar irdoodka ee bartamaha magaalada Bosaaso.

Dhaawaca taliye kuxigeenka oo ahaa mid culus iyo Askarigii lasocday ayaa ladhigay isbitaalka Bandar Qaasim ee magaalada Bosaaso halkaasi oo uu markiidanbe kunaf baxay.

kooxdii falkan geesatay ayaa islamarkiiba goobta ka baxsatay , Ciidamada Amniga oo goobta soogaaray ayaa durbadiiba howlaglo kabilaabay.
.
NEXT ARTICLE Next Post
PREVIOUS ARTICLE Previous Post
NEXT ARTICLE Next Post
PREVIOUS ARTICLE Previous Post
 

Delivered by FeedBurner