DEG DEG:- Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dawlada soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed Oo Is Casishay

DEG DEG:- Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dawlada soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed Oo Is Casishay

Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa goor dhow waxay iska casishay xilkaasi.

Wasiir Maryan ayaa Warbaahinta u xaqiijisay iney xilkaasi iska casishay, waxaana ay sheegtay in daqiiqado kadib ay saxaafadda u faah faahin doonto sababaha ay xilkaasi uga tagtay.

Drs. Maryan Qaasim ayaa mudadii ay xilkaan haysay waxbadan soo qabatay.

BAARGAAL.NET  
Developed by Jago Desain