Sheekh Umal “Hadii Ay Maryam Qasim Isku Casishay Culimada ka dhex muuqashadooda hawlaha samafalka in laeryo ayeey aheyd“


Sheekh Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyed kana mid ahaa Culumadii dhawaan Muqdisho keenay deeq lacag ah oo ay iska soo aruuriyeen Soomalida ku nool dalka kenya ayaa ka hadlay Iscasilaadii Wasiiradii Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim.

Sheikh Umal “Hadii ay Maryam Qasim isku casishay Culimada ka dhex muuqashadooda hawlaha samafalka in la eryo ayeey aheyd


intaasi kadib Dr. Maryan Qasim ayaa barteeda Twitter waxay soo dhigtay jwaab iyadoo aayad quraan ah ugu jawaabtay Sheekh Umal halkan ka arag jawaabta

Developed by Jago Desain