Tacsi Tiiraanyo Leh : Allaha u naxariistee Nabadoon Maxamuud Caynab Muuse oo ku geeriyooday magaalada Taageer

Tacsi Tiiraanyo Leh : Allaha u naxariistee Nabadoon Maxamuud Caynab Muuse oo ku geeriyooday magaalada Taageer

Inaa Lilaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun.

waxaa maanta oo taariikhdu ahayd 16/11/2017 magaalada Taageer ee gobolka Gardafuu ku geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon MAXAMUUD CAYNAB MUUSE oo kamid ahaa Odeyaasha dhaqanka ee sida weyn looga yaqaanay Deegaanada Calbari

Dhamaan Maamulka iyo Hawl wadeenada Shabakada Baargaal.net waxay tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan guud ahaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan qooyskii, ehelkii, qaraabadii iyo xigtadii Alle ha unaxariistee Marxuum Nabadoon MAXAMUUD CAYNAB MUUSE waxaan Allah uga baryaynaa marxuumka in uu naxariistii janno ka waraabiyo, qooyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan kasiiyo

Aaamiin aamiin aamiin.

Inaa Lilaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun.
Developed by Jago Desain