DAAWO: Xog C.raxmaan C.shakuur Oo Lagu Helay Dambiyo Waaweyn Iyo Ducument Halis Ku Ah Qaranka

DAAWO: Xog C.raxmaan C.shakuur Oo Lagu Helay Dambiyo Waaweyn Iyo Ducument Halis Ku Ah Qaranka

War soo baxay xilli dambe oo xalay ahaa ayaa sheegaya in dowladda fedaraalka ee Soomaaliya ay gacanta ku haayso cadeymo muujinaya dembiyada loo haaysto siyaasiga Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Sida lagu helay warqado sir ayaa waxa alaoo gudbiyey dowladda Imaaraadka Carabta oo qeyb ka ah qaska ugu weyn ee ka jira Soomaaliya, iyadoo dhaqaale fara badan ku bixineysa sidii awooda dalka loo hoos geyn lahaa.

Xisbiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee Wadajir ayaa horaantii bishii October gudbiyey warqad halis ku ah jiritaanka qaranka.

Halkan Hoose KJa Daawo Cadeymaha Iyo Waxa Ka Jira Warqadda La Helay


Developed by Jago Desain