DEG-DEG:- Isimada Puntland oo go’aano culus kasoo saaray muranka dekeda Bosaso. amarna kusoo rogay madaxweyne Gaas.

DEG-DEG:- Isimada Puntland oo go’aano culus kasoo saaray muranka dekeda Bosaso. amarna kusoo rogay madaxweyne Gaas.

Shir Isimada Puntland ay ku qabteen Hotel Gacayte ee Boosaaso ayaa lagu soo bandhigay Go’aanno ay sheegeen in isimadu ka gaareen shir maalmihii u dambeeyey u soconayey,

waxaana kamid ahaa go-aamada

1)In laga wada shaqeeyo Nabadgelyada
1) Dawladdu inay soo bandhigto Hashiiska Balaarinta Dekedda Boosaaso
3) In la taageero Mashaariicda Horumarineed
4)In tariifada ay soo saareen Isimada ee ku meel gaarka ah lagu dhaqmo

Kullanka ay isimadu kaga dhawaaqeen go’aanadaan waxaa goob joog ahaa Ganacsato, xubno xukuumadda Puntland katirsan , waxgarad, haween iyo dadweyne kale.

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain