DEG-DEG:- SAWIRRO:- Dooni u raran dekeda Bosaso oo dabeylo ku dhufteen qarna u saaran inay degto.

DEG-DEG:- SAWIRRO:- Dooni u raran dekeda Bosaso oo dabeylo ku dhufteen qarna u saaran inay degto.

Dooni u rarnayd dekeda magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ayaa waxaa ku dhuftay dabeylo, iyadoo kasoo safartay xeebaha dalka Cumaan.

Doonidaan oo lagu magacaabo Cimraan, ayaa qarka u saaran inay degto sida ay kusoo warramayaan ganacsato kusoo arkay goobta ku sugnayd, waxayna sheegeen inay dabeyluhu waxyeelo xoogan ugeysteen.

Waxaa Doontaan saaran badeecado kala duwan oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed, waxayna kusoo xiran lahayd dekeda Bosaso.

Ganacsatada Puntland ayaa wada dadaalo xoogan oo ku aadan sidii loo badbaadin lahaa shaqaalaha saaran iyo hantida ku raran doonida.

BAARGAAL.NET




Developed by Jago Desain