Deg Deg::Xuutiyiinta Oo Shuruudo Ku Xiray Aaska Cali Cabdalla Saalax

Deg Deg::Xuutiyiinta Oo Shuruudo Ku Xidhay Aaska Cali Cabdalla Saalax
Kooxda Mucaaradka ee xuutiyiinta ayaa Shuruudo ku xiray aaska maydka Madaxwayniuii hore ee dalkaasi Yemen Cali Cabdale.

Xoogaga Xuutiyiinta Oo shalay qaarajiyay Madaxweynihii Hore yemen Ayaa Aaskiisa ku Xeeray Shuruudo Aan raali galin Dawlada iyo Shacabka Yemen.


Waxaana kamid ah Shuruudahaasi.

-In dadka aan loo sheegin xiliiga la aasayo iyo goobta lagu aasayo.

– In aan laga dhigin aas dadku ka soo qayb galaan oo la sagootinayo maydkiisa qaraabadiisa dhow mooyee.
Developed by Jago Desain