Daawo sawiro: Dadaaladii ugu dambeeyey ee lagu badbaadinayo Hantida Doonida alxafiis ee Caariday ee Boosaaso &

Dadaaladii ugu dambeeyey ee lagu badbaadinayo Hantida Doonida Caariday ee Boosaaso &

Waxaa meel wanaagsan mareysa howl galka lagu badbaadinayo alaabta saaran doonta ku soo caaridey xeeta magaalada Boosaaso

Waxaa ku howlan badbaadinta alaabta saaran doonta guddi isugu jira ganacsato, culimo’udiin iyo farsamayaqaano.




Kunteenaro ayaa la dhigay badda dhexdeeda waxaana lagu celinayaa ciid si loo helo cufnaan iyo adeyg ay gawaaridu si fudud u marto loona suura geliyo dedaalka ay wadaan farsamayaqaanada howshan ku howlan.

Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, ocean, beach, sky, outdoor, water and nature
No automatic alt text available.
Image may contain: outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, ocean, sky, beach and outdoor
Image may contain: one or more people, sky and outdoor
Image may contain: ocean, sky, beach, outdoor, nature and water

Developed by Jago Desain