Xog: Madaxwayne Gaas oo xildhibaano Mooshin waday Ku aamusiyay 50,000 oo Dollar

Xog: Madaxwayne Gaas oo xildhibaano Mooshin waday Ku aamusiyay 50,000 oo Dollar

Xog hoose oo soo gaartay warbaahinta ayaa sheegaysa in madaxweynaha dawlada Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu si xeeladaysan isaga maareeyay mooshin adag oo dhankiisa kusoo socday.

Xildhibaanno gaaraya 20 xildhibaan  ayaa damcasanaa iney mooshin ka keenaan madaxwayne Gaas, hase ahaatee markii uu msdaxwaynuhu ogaaday ayuu madaxtooyada ugu yeeray mudanayaashaasi.

Waxaa la xaqiijiyay  in xildhibaankiiba uu siiyey 50 kun oo doolar, una sheegay iney dhibka daayaan, gacanna uu kasiin doono sidii ay mar kale usoo laaban lahaayeen.

msdaxwayne Gaas ayaa hadda haysta kharash badan oo uu ka keenay dowladda Imaaraadka Carabta, wuxuuna doonayaa inuu meesha ka saaro cid walbo oo isaga mucaarad ku ah ama ka soon horjeeda inuu dib loi soon doorto ama wakhti loogu daro
Developed by Jago Desain