Akhrisi : Ra,iisul Wasaare Khayre oo magacaabay Wasiiro cusub


Raiisul wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo wasiiro dowlayaal.
Xubnaha la magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin.
Wasiirada lamagacabay
1.Hassan Moalim Hussein Diinta iyo owqaafta.
2. Hassan Ali Mohamed Wasiirka Gaashandhiga
3.Dahir Mohamud Gelle Wasiirka Warfaafinta
4. Abdi Aziiz Abdullahi Mohamed Wasiirka Tamarta iyo biyaha.
5. Hamza Saciid Hamza Wasiirka Gargaarka iyo masiibooyinka
6.Abdi fitah Mohamed Ibrahim Wasiirka wasaarada Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
Xubnaha loo magacaabay Wasiir Dowlayaasha.
1.Dahir Abdi Abdullahi Wasiir Dowlaha Wasaarada ganacsiga
3. Mohamud Mohamed Bonow Wasiiru Dowlaha Amniga
Xubnaha loo magacaabay Wasiir ku xigeenada.
1. Isxaaq Mohamed Mohamud wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha
2. Adan Isxaaq Ali Wasiir ku xigeenka Warfaafinta.
3.Abdirahman Idan Yonis Wasiir ku xigeenka Boostada iyo isgaarsiinta
4.Mohamed Saciid Abdullahi Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
5.Abdirashid Mohamud Hassan Wasiirka ku xigeenka Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka
Developed by Jago Desain