DAAWO-Rasaas Toos Uga Dhacaysa Laascaanood iyo Dhaawacyadii Ugu Badnaa oo La Jiifiyey Xarumaha Caafimaadka.

Inta la xaqiijiyey 8 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan ayaa waxaa la jiifiyey xarumaha caafimaadka ee magaalada Laascaanod kadib markii ciidanka Soomaaliland ay rasaas ku fureen. Shacabkaan oo dhigayey banaan bax kadhan ah xukuumadda Soomaaliland ayaa waxaa rasaas ku furay ciidamada Policeka iyo kuwa milatariga Soomaaliland oo lagu daabulay magaalada.
Inta la xaqiijiyey 8 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan ayaa waxaa la jiifiyey xarumaha caafimaadka ee magaalada Laascaanod kadib markii ciidanka Soomaaliland ay rasaas ku fureen.

Shacabkaan oo dhigayey banaan bax kadhan ah xukuumadda Soomaaliland ayaa waxaa rasaas ku furay ciidamada Policeka iyo kuwa milatariga Soomaaliland oo lagu daabulay magaalada.
Developed by Jago Desain