DEGDEG: Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada Puntland dib usoo ceshteen gaarigii laga qabsaday

Wararka ka imaanaya Tukaraq ayaa sheegaya in xaaladdu tahay hadda mid degan oo la kala guranayo khasaaraha dagaalkii saakay. Wararka laga helayo aagaga dagaalka ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay dib usoo celiyeen taangi horay looga qabsaday, dhowaana saxaafadda loo soo bandhigi doono iyo gaadiid kalle.


Wararka ka imaanaya Tukaraq ayaa sheegaya in xaaladdu tahay hadda mid degan oo la kala guranayo khasaaraha dagaalkii saakay.

Wararka laga helayo aagaga dagaalka ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay dib usoo celiyeen taangi horay looga qabsaday, dhowaana saxaafadda loo soo bandhigi doono iyo gaadiid kalle.
BAARGAAL.NET

Developed by Jago Desain