Madaxweynaha Puntland oo shaqadii ka eryay qaar ka mid ah madaxdii wasaaradda kalluumeysiga


Madaxweynaha Puntland ayaa shaqadii ka eryay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Puntland, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Waxaa shaqadii laga eryey Madaxda iyo shaqaalaha hoos ku qoran:-
1. Maxamuud Maxamed Cali (gabax) Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo khayraadka badda
2. Cali Xirsi Faarax Maxamuud Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
3. Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf Siciid Fay Agaasimaha waaxda maamulka ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda
4. Maxamed Siciid Cartan (Balcad) Agaasimaha waaxda Kalluumaysiga ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda
5. Cabdicasiis Axmed Jaamac Xiriiriyaha Gobolada ee Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda
6. Cabdi Salaad Maxamuud (Radoofe) Fidiye Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.
7. Casayr Yuusuf Maxamuud Fidiye Wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka badda.
2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynu saxiixo, wuuna saxeexay madaxweynuhu
Developed by Jago Desain