DAAWO DHULKII : SAWIRO QURXOON DEEGAANKA CEEL LAAS EE DEGMADA BAREEDA EE GOBOLKA GARDAFUU


Ceel-laas waa meel Cimilo Fiican oo Dugaal ah , waxayna leedahay muqaalo aad u quraxbadan , 

Todobaadkan waxaan idinku soo bandhigaynaa qaybta DAAWO DHULKII sawiro qurxoon oo laga soo qaaday deegaanka Ceel laas  waxaa soon qaaday sawirada Maxamed Xaaji Baaruud

Daawasho wacan 








Developed by Jago Desain