WAR DEG DEG AH: Labo qof oo lagu dilay Boosaaso iyo xog kasoo baxaysa

WAR DEG DEG AH: Labo qof oo lagu dilay Boosaaso iyo xog kasoo baxaysa

Boosaaso labo nin ayaa goordhoweydto lagu dilay aaga Huurse-2, kooxdii dilka geystay ayaa baxsaday.
Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa warbaahinta u xaqiijiyey dilka, balse weli si rasmi ah uma aysan shaacin magacyada labada nin.
Labad nin ee la dilay mid ka mid ah ayaa macallim ka ahaa Iskuulka Towfiiq ee ku yaalla aaga Raxma, magaaladda Boosaaso.

Developed by Jago Desain