Halkan Waxaan Ku soo Bandhigi Doonaa haduu ilaah yiraahdo Sawiro Laga Sooqaaday Baargaal Iyo nawaaxigeeda

Si aad U aragtid sawirka oo Wayn , Fadlan Sawirka Taabo






Xagee Ku Taal Baargaal

  • Baargaal waa magaalo ku taal xeebta Badweynta Hindiya, gaar ahaan cirifka Woqooyi Bari ee Soomaaliya, waxay fogaan ahaan qiyaastii magaalada Boosaaso dhanka bari ka xigtaa 230km marka laga eego cabbirka khariidada. waxay kaloo qiyaastii 100km (60 miles) woqooyi ka xigtaa magaalada Xaafuun. Wax Badan ka Sii akhri Baargaal