Hooyo Faadumo ayaa >>>

HOOYO FAADUMO ayaa aragtay wiilkeeda oo warqad wax ku qoraya--
markaasay weydiisay oo ay ku tiri--
Cabdiyow maxaad samaynaysaa--
wuxuu ku yiri
saxiibkey ayaan warqad u qorayaa--hooyadiibaa intay layaabay tiri maadigaa wax qori yaqaan waqtigii iskoolkaba maadigaa gaaray ?
Cabdi ayaa ku jawaabay hooyo saaxiibkeyba wax ma akhrin yaqaan..!!!!!

Developed by Jago Desain