Nin ka beec mushtara qalabka katiifadaha lagu xaaqo(Vacuumka clearnrs)

Nin ka beec mushtara qalabka katiifadaha lagu xaaqo (Vacuumka clearnrs) ayaa guri aad u qurux badan oo uusan aqoon albaabka ku garaacey si uu uga iibiyo (Vacuumka).-----
Markay naagtii guriga laheyd ka furtey albaabkii ayuu wuxuu ku yiri---Marwoy waxaan rabaa in aan ku tuso qalab aad u wanaagsan oo aadan waligaa arag isgoo kale--intayan iyadii u jawaabin ayuu bac ay ciidi ku jirto intuu jeebka kala soo baxey ku dul daadiyey kadiifadii qolka fadhiga u taalay oo wuxuu ku yiri hadii uusan qalabkani (Vacuumku) usan si qurux badan ciida aan halkaan ku daadiyey uga xaaqin-- balanbaa waxaan kugu qaadayaa inaan afkeyga ku guro ooaan cuno ciidan-- intuusan hadalkii dhamayn ayay marwadii guriga laheyd inta oroday oo jikada gashey ayey soo bixisay

qaado oo intay u dhiibtey tiri hadaba maxaad sugeysaa maad cuntid ciida maxaa yeelay gurigaygu korontaba malahan.....!!!!!

Developed by Jago Desain