naag madow ah ayaa nuujisay

Waabaa _waxaa la yiri waxaa jirey qoys cadaan ah qofba siduu u yaqaano reerkaasi,waxay ka koobnaayeen nin iyo xaaskiisa.waxay wada joogaanba waxaa reerkaasi,u dhashey wiil madow ah oo madowgaba kala roone ,qadiid ah ama dhuxul,ah waxaa yaab aad ah oo fajaciso,ah lakulmey aabihii wiilka dhaley ,wuxuu adkeysto oo uu is yiraahdo ma,xaas kaadaad inaan kashakidey umuujin kartaaba hadana wuu adkeysan waayey oo dantu waxay ku kaliftey inuu weydiiyo ,markii uu lahadlayey ayaa waxaa uuhadal uga bilaabey walaaley waxaynu nahay qoys cadaan,ah oolabadeenuba waan cadnahay ee waa maxay wiilkan madow oo marba marka ka dambeysa sii madoobaanaya halkee kayimid mise waxbaad qarineysaa ,xaaskiisii oo aad u caqli,badneyd ayaa ugu jawaabtey heedhe wiilkeena yar markaan dhaley aad ayaan u tamar darnaayoo waad i,ogeyd ee waxaan u
dhiibey naag madow ah oo deriskeena,aheyd,oo iyadaa nuujisay waxa,uula madoo baadeyna waa sidaas.Hadaba ninkii intaas kuma,uusan ekeysane,waxaa,uu ku fakarey inuu,hooyadii,weydiiyo,arintan,fajacisada ku noqotey ee uu siisan kari la,yahay.Maalmo dabadeed ayaa waxaa uu u tegay hooyadii oo uu weydiiyey waxa uu layaaban yahay si,ay uga dhaadhiciso ileyn waaqof waayo arag ah oo weyne oo uuna is yiri waad ku qanci kartaa waxay kugu tiraahdo.Waxaa uu warkiisii uga bilaabey hooyo maanta arin iga fajicisay ayaan kuula imid waxay iyana sideg deg,ah ugu soocelisay maxay tahay hooyo markaa suu warkiisii uula bukay taxay oo uu yiri hooyooy waad ogtahay inaan xaas leeyahay labada yaduna aan cadaan nahay waxaa layaab igu noqdey inuu noo dhashay wiil madow ah oo marba marka ka dambeysana sii madoobaanaya hadaba hooyo labo cadaan ah madow ma,iska dhali karaan waxaan weydiiyey xaaskeyga iyana waxay iigu jawaabtey waan tabardarnaayoo naag madow ah ayaa nuujisay oo sidaabuu wiil keena la madoobaadey,ee hooyo taas madhici kartaa.Hooyadii ayaa waxay ku jawaabtey haa hooyo wey dhici kartaayoo adigaba waagaan ku dhaley caano lo,aad ayaan kusiiyey oo waatan aad marba marka ka dambeysa waxaad u fekertaa sida lo,dii ookale. dhamaad ……….. kkkkk kkkkk kkkk kkkkk




Developed by Jago Desain