Posts

Akhriso Xaqiiqada dhabta ah Ee Hiv / Aids Akhriso


Waxaad ogaataa Fayruuska Hiv in uu Ku noolaan Karo oo keliya dhiiga Iyo Dheecaanada Jirka qaarkood ; kumana noolaan karo dhiiga xayawaanka kale

syaabaha keliya ee lagu kala qaado :



Gogol dhaaf
Dhiig La Isku shubo Hiv+
Qalab aan nafiid ahayn
Hooyo cunugeeda u gudbisa

Siyaabaha aan lagu kala qaadin


Hoywada seexashada
Kaneeco qaniinayd
Neefsashada
Wada
isticmaalka musqulaha
xanaanayn qof qaba Hive+
Wada Cunida
& Cabida

Ka Hortaga Hiv & Aids


Ka Fogow Mukhaadaraadka
Ha isticmaalin qalab aan nafiid aheyn
Dhiiga intaan la isku shubin foognow
ka fogow waxa kor lagu soo xusay


Ruunyo
Developed by Jago Desain