Posts

Dagaal u dhexeeya Hawiye iyo Daarood oo qarka u saaran in uu qarxo

mudadii ka danbaysay markii Dowladda Ethiopia ay shaacisay in ciidamadeeda ay kala baxayso Somalia, isla markaana aysan ka laabanayn go'aankeedii hore ee ahaa inay ka baxayaan Somalia
ayaa waxaa isa soo taraaya wararka tibaaxaaya in ay soomaaliya qarka u saaran tahay dagaal cucub

xubno katirsan dawlada fedraalka ayaa ayagu ku eedeeyay beelaha Hawiye in ay taageeraan waxa ay ku sheegaan Argagixisada , Waxaa taasi sido kale lagu biirinayaa hadalada kasoo yeeraya Odayaasha Hawiye ee ifinaya Sii Akhri
Developed by Jago Desain