Isku Shandayn Lagu Sameeyey Golaha Wasiirada ee Dowladda Federaalka

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’isulwasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa isku shandayn lagu sameeyey golaha Wasiirada oo in mudo ah la hadal hayey in la isku shandayn doono.

Afhayeenka Xukuumada Cabdulqaadir Maxamuud Walaayo ayaa maanta wareegtada la isku shandeyey golaha Wasiirada u akhriyey Saxaafada;

1-R/wasaare kuxigeen ahna Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda; Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

2-R/wasaare ku xigeen ahna Wasiirka kalluumeysiga iyo kheraadka badda;C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi)

3-R/wasaare ku xigeenka wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka; C/waaxid Cilmi Goonjeex

4-Wasaaradda Garsoorka iyo caddaaladda;C/kariim Axmed Cali

5-Wasaaradda arrimaha dibadda Yuusuf; Xasan Ibraahin dheeg

6-Wasaaradda Arimaha Gudaha; Sheikh C/qaadir Cali Cumar

7-Wasaaradda Gaashaandhigga; Abuukar Cabdi Cismaan Mardaadi

8-Wasaaradda Amniga Qaranka;Axmed C/salaam Xaaji Aadan

9-Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah; Mustaf Sh Cali dhuxuloow

10-Wasaaradda Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane

11-Wasaaradda Haweenka iyo arimaha Qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh

12-Wasaaradda xanaanada Xoolaha C/casiis Lafta Gareen

13-Wasaaradda dastuurka iyo arimaha Federaalka Madoobe Nuunoow Maxamed

14-Wasaaradda beeraha Maxamed Ibraahin Xaabsade

15-Wasaaradda hantida qaranka iyo qalabeynta Maxamed Mursal

16-Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Cali Axmed Jaamac Jangeli

17-Wasaaradda dhaqancelinta iyo arimaha bulshada Prof Maxamed Cumar Dalxa

18-Wasaaradda gargaarka Bin’aadanimada Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne

19-Wasaaradda warfaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow)

20-Wasaaradda Cilmi barista iyo technology-yada Maxamed Cali Xagaa

21-Wasaaradda macdanta iyo Biyaha Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

22-Wasaaradda dib u dhiska Xuseen Ceelaabe Faahiye

23-Wasaaradda dalxiiska iyo duur joogta C/laahi Yuusuf Cigaal

24-Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

25- Wasaaradda Caafimaadka Maxamuud Jirde Xuseen

26-Wasaaradda tamarta iyo shidaalka C/raxmaan Jaamac

27-Wasaaradda Boostda iyo isgaarsiinta C/risaaq jurille

28-Wasaaradda jaaliydaha C/laahi Axmed Cabdule Azhari

29-Wasaaradda ganacsiga C/rashiid Maxamed Cirro

30- Wasaaradda howlaha guud iyo guryeynta Yuusuf Geelle Ugaas

31- Wasaaradda warshadaha C/lla Boos Axmed

32-Wasaaradda Bay’ada iyo dhirta Burci Maxamed Xamza

33-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ispoortiga Qadiijo maxamed diiriye.

34-Wasaaradda Hormarinta reer Miyiga Maxamed Cabdi Yuusuf

35-Wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta C/nuur Macalin Maxamuud

36-Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta Sh Nuur Cali Aadan

37-Wasaaradda dib-u-heshiisiinta Xuseen Warsame Samatar

38-Wasaaradda Lacagta C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)

39-Wasaaradda hub ka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar cali Rooble
Developed by Jago Desain