Dayactir Laga Waday Dugsiga Hoose/Dhexe ee Baargaal oo lasoo gaba gabeeyey (Sawirro)


Dugsiga Hoose /Dhexe ee baargaal ayaa waxaa lagu sameeyay dayactir , ayadoo lagu daray dhisme cusub oo ka kooban 3 qol iyo deer , waxaa kaloo la horumariyay adeegyadii iskoolka xaga korontada iyo biyaha , iyadoo ay Dhismahan  suurto gelisay Hay'ada  IOM  , waxaana Dhismaha Fulisay Shirkada Fows Constraction Company 

Si Aad u daawatid Sawirada Iskoolka oo Dhamaystiran Fadlan Halkaan Taabo 
Developed by Jago Desain