Prof Laasarooni oo Lagu Xirey Galkacayo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Galkacayo ayaa sheegaya in Halkaas lagu xirey professor Cabdilaahi maxamed ciise (Laasarooni ) oo ka mid ah Aqoonyahanada iyo Waxagaradka Degaanka Calbari

professor laasarooni ayaa maalintii labaad xabsiga ku jira, Mana cada Ilaa iyo Hada Sababta ka Danbaysa Xariga Proffesorka ,
Hadana Waxaa Dadaal Wada Sidii  
Loo soo Dayn lahaa professor laasarooni Waxgarad , Siyaasiin iyo Odaayaal Dhaqameed

professor –ka ayaa soo gaarey Galkacyo si uu uga dhoofo  ,wuxuuna kusii jeeday Xaga Iyo Nairoobi



Galgala News :  Gaalkacayo Prof Laasarooni ayaa lagu xidhay
Laaska News  :  Prof. Laasarooni oo Lagu Xirey Galkacayo
AllIdamaale   :  Prof. Laasarooni oo Lagu Xirey Galkacayo
Developed by Jago Desain