Prof Laasarooni oo Loosoo wareejiyay Xabsiga Magaalada Garoowe


Wararka naga soo gaaraya magaalada garoowe ayaa sheegaya in Prof laasarooni oo maalmahan ku xirnaa xabsi ku yaala magaalada Galkacyo loosoo wareejiyay magaalada garoowe ee Caasimada Maamul Goboleedka Puntland.

Warar Ka imaanayaa xaga iyo dad U tagay Prof laasarooni xabsiga garoowe in uu caafimaadkiisu Fiicanyahay , wax dhibaataana ay ka muuqan Prof C/laahi Maxamed ciise laasarooni

Developed by Jago Desain