PROF.LAASAROONI OO XORIYADIISI DIB U HELAY

Baargaal.net | Garoowe wararka naga soo Gaaraaya Xaga iyo Magaala madaxda Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxay sheegaayaan in uu Proffesor C/laahi Maxamed Ciise ( Laasarooni) xoriyadiisi dib u helay ka dib 4 maalmood u ku jiray xabsiga magaalada Garoowe
Proffesor Laasarooni ayaa Lagu xiray Galkacayo oo uu rabay in uu Uga dhoofo Xaga iyo Nairobi , kadibna waxaa loo soo wareejiyay xaga iyo Xabsiga Garoowe 
Laasarooni ayaa hadda ku sugan magaalada garoowe .
Developed by Jago Desain