Puntland oo xayiraad dhanka isgaarsiinta ku soo rogtay Deegaano horay looga dhawaaq Maamul

Wararka naga soo gaaraya Degaamada Caluula iyo Baargaal ayaa sheegaya in gabi ahaanba deegaanadaas laga jaray isgaarsiintii islamarkaasna xayaraad xoogan lagu soo rogay deegaanadii dhawaan lagaga dhaqaaway Raascasery State sida ay sheegayaan masuuliyiin ku sugan deegaanadaas oo ka gaabsaday in magacooda laga sheego Warbaahinta

Warar hoose oo Naga soo gaaray Masuuliyiin Ka tirsan Maamulka Dawlada Puntland ayaa sheegay in Dowlada Puntland ay ka arinsanayso in ay weerar ku qaado deegaanada dhawaan looga dhawaaqay maamulka loogu magac daray Raascasary Sate oo ah maamul ka soo horjeeda Dowald Goboleedka Puntland

Xaalada Magaalada baargaal ayaa maanta Degan ,

Shabakada Baargaal.net
Naga Sug wixii Soo Kordha

Developed by Jago Desain