Baargaal Media : Sawirka Maanta



 Aduunka waxaa lagu kala tagay Marketing-ka iyo Suuq gaynta guud ee Ganacsiga,Wargeysyada iyo wax walba oo la iibinayo.
Ninkan waxa uu qaaday Koobka Suuq geynta Wargeysyo badan oo ka soo baxa dalka Ingiriiska waxaana uu Maalin walba soo xareeyaa dhaqaale aad u fara badan.
Waa Wargeys socda waxa uu Akhrinayaa Jaraa’idka uu Iibinayo waxa uu ka doorbiday wax walba in uu noqdo Suuq socda oo laga Iibsado Jaraa’idka ka soo baxa dalka Britain.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:-


BAARGAAL MEDIA
baargaal@gmail.com

Developed by Jago Desain